. Wu maray interviewga bro wxu dhahay 25 min cml aa qolka interviewga kujiray muhimada wuxu dhahay waa inad maskaxda kuheysid wax walba ad qoratay sualaha kale waa sualo iska cadi o ad si maskax le ugu jababeysidInterviewga ma maray misi wili waaye wll haduu maray siduu aha ma wareysatay