+1(514) 937-9445 or Toll-free (Canada & US) +1 (888) 947-9445

Search results

  1. M

    Private Sponsership Group Of Five in Uganda Kampala

    I’ve seen it but it’s just an update and plapalapala
  2. M

    Private Sponsership Group Of Five in Uganda Kampala

    Sax waaye anna waxan arkay qof February 2020 approval helay oo interview loogu wacay may 4th
  3. M

    Private Sponsership Group Of Five in Uganda Kampala

    Ma jiraaa qof 2020 helay Approval oo interview loogu yeeray aqyaarey :)
  4. M

    Private Sponsership Group Of Five in Uganda Kampala

    Inta aan arkay dhamaantood Interview ayaa u soo hormaray wll
  5. M

    Private Sponsership Group Of Five in Uganda Kampala

    Dad bdn ayaa loo wacay Kampala sxb anaa kuu xaqiijin karo 2019 dadkii ahaa badankood waala wacay
  6. M

    Private Sponsership Group Of Five in Uganda Kampala

    sxb caronaha wuu soo laba kacleeyay aduunka oo dhan hadana armey joojiyaan intaas yar ay bilaabeen interview-ga. Warse maka heysaan wax sameen oo kale maku yeelan karaa sidii 2020ki loo joojiyay ii kale
  7. M

    Private Sponsership Group Of Five in Uganda Kampala

    Akhyaarey Kamapala ayan joogaa Group Numberkeyga waxuu ka bilowdaa G00026 l, dad bdna waa sax interview ayaa loogu wacay bal warka si ii siiya dadka G00026 ka bilowdo maxad dhahdeen