Thanks walal haa ani uganda jogaa waxa lo wareejiyay da salaam 2017/12/8 lkn wili aproval ma helin pre arrival kenya la iga soo diray waxa war kama helin dar salaam mar darsalaam loo diray kadib
Aniga waxa la i aqbalay 2017/4/10 kadib nirobi loo diray polic iyo scheduleA isoo waydiiyeen then wa diray pre arival isoo direen dar salaam u wareejinayna waa igu dheheen cafimaad waa ku xareeyay lkn hada waa iga dhacay
Haa dar salaam weeye lkn markii hore nirobi loo diray kadib loo wareejiyay dar salaam. Dreems adi maxaa martay aproval ma heshay? Gormaa bilaawdaaly processkaga
Bashir waxaagu waa ku dhamaadeen sido muuqata waxa sugtaa waa ticket
Lkn sxb ani 2017/4/10 ayaa la aqbalay aplicationkayga ilaa hada cafimaad ma marin aproval ma helin waa iga nasiib wacantahy p